Home Wararka Maanta Wasiirkii Qorshenta ee Dowladdii hore oo Xil sare loo magacaabay

Wasiirkii Qorshenta ee Dowladdii hore oo Xil sare loo magacaabay

0

Wasiirkii hore ee Qorsheynta Xukuumaddii hore Jamaal Mohamed Hassan ayaa loo magacaabay Madaxa Xarunta la Qabsiga Cimiladda iyo Ilaalilnta Deegaanka ee IGAD.

Magacaabiddan ayaa ka timid dhanka Urur Goboleedka IGAD, iyadoo dowladdu aanay wax diidmo ah kala hor imaan magacaabiddan, kaddib markii ay ka soo dhamaatay dhinaca Ururka IGAD.

Jamaal Maxamed Cismaan ayaa Hore Xildhibaan ugu soo waayay Puntland  waxuuna Wasiir soo noqday xiligii Rooble iyo Khyare

 

Ad
Previous articleXarumihii Alshabaab Dadka Muqdisho ugu yeeri jireen oo la burburiyay
Next articleDEG DEG: Madaxweynaha TikTok oo Muqdisho Goordhow Lagu Toogtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here