Home Wararka Maanta Wasiirka Arimaha Gudaha oo isugu yeeray dhamaan shaqaalaha Wasaaradda

Wasiirka Arimaha Gudaha oo isugu yeeray dhamaan shaqaalaha Wasaaradda

0

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib U heshiisiinta XFS Mud.Axmed Macalin Fiqi oo maalintii labaad ka dhagaystay qaar ka mid ah Agaasimayaasha Waaxyaha iyo La Taliyeyaasha sare ee Wasaaradda Warbixino ku saabsan howlaha shaqada ee Wasaaradda iyo qorshayaasha u hortebinta u leh shaqada Wasaaradda.

Wasiirka Waxaa kulanka ku wehlinayay Wasiiru Dowlaha Mudane Ilyaas Ali Hasan iyo Wasiiru Kuxigeenka Wasaaradda Amb.Abdixakiim Hasan Ashkir waxaana kulankaan warbixino looga dhagaysatay qaybaha Xasalinta, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee wasaaradda.

Ad
Previous articleCiidamada amaanka oo fashilyay Qarax halis badnaa oo Jowhar Lagu aasay
Next articleQoor Qoor oo Ka Dhawaajiyay Arimo ay Ubaahanyihiin Dadka Reer Galmudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here