Home Wararka Somaliya Galmudug Wasaarada Qorsheynta Galmudug oo gaadiid ku Wareejisay Wasaarado ka Tirsan Galmudug (SAWIRO)

Wasaarada Qorsheynta Galmudug oo gaadiid ku Wareejisay Wasaarado ka Tirsan Galmudug (SAWIRO)

0

Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa maanta ku wareejisay baabuur loogu talagalay Mashruuca Biyoole Wasaaradaha Xanaanada Xoolaha, Qorsheynta, Biyaha iyo Tamarta iyo Unaga PIU oo mashruucan hogaamiya.

Gaadiidkaan ayaa loogu talo galay in uu u adeego mashruuca Biyoole, si loogaaro goobaha iyo magaalooyinka fog fog ee larabo in mashruuca laga hirgeliyo.

Wasiirka Qorsheynta Galmudug Mudane Abdinasir Gelle Elmi ayaa sheegay in Wasaaraddu juhdi badan galisay in Gaadiidkan la hello, waxa uuna u mahadceliyay Bankiga Aduunka oo Mashruucan Biyoole taagyeera.

Ad
Previous articleArday Galmudug ka soo jeeda oo Helay Waxbarasho Turkiga ah
Next articleMadaxda Galmudug iyo Konfur galbeed oo Shuruudo ku xiray ka Qeyb-galka Shirka Wadatashiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here