Home Wararka ugu Muhiimsan Arday Galmudug ka soo jeeda oo Helay Waxbarasho Turkiga ah

Arday Galmudug ka soo jeeda oo Helay Waxbarasho Turkiga ah

0

In ka badan 70 arday oo dhamaysatay waxbarashada dugsiga ee deegaannada hoos taga maamulka Galmudug oo deeq waxbarasho ka helay dalka Turkey ayaa maanta ka ambabaxaya magaalada Muqdisho.

Ardayda u safraysa dalkaTurkey ayaa lagu kala saaray kaalmihii ay ka galeen imtixaan ay qaadeen jaamacadaha siiyay deeqda, sida uu sheegay wasiirka waxbarashada ee dowlad goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Dhoorre, oo hadda ku sugan magaalada Dhuusamareeb.

Wasiir Maxamed Xaashi Dhoorre ayaa isagoo ku sugan magaalada Dhuusomareeb u sheegay in Galmudug ay sii wadi doonto Taageerada dhalinyarada

Ad
Previous articleDani iyo Axmed madoobe oo la kulansan Midowga Musharaxiinta
Next articleWasaarada Qorsheynta Galmudug oo gaadiid ku Wareejisay Wasaarado ka Tirsan Galmudug (SAWIRO)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here