Home Wararka Maanta Wararkii Ugu Danbeeyey Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho(Sawiro)

Wararkii Ugu Danbeeyey Qaraxii Ka Dhacay Muqdisho(Sawiro)

0

Qarax loo adeegsaday Gaari lagu soo raray waxyaabaha Qarxa ayaa ka dhacay degmada Waabari ee gobalka Banaadir, gaar ahaan afafka hore ee xerada Afisyooni ee ciidamada Cirka waxaana la sheegay in lagu weeraray Kolonyo Gaadiid ah oo ay lasocdeen Saraakiil katirsan xafiiska UN-ka ee Muqdisho.

Saraakiisha amaanka ayaa iisheegay in uu jiro khasaaro kala duwan oo dhimasho, dhaawac iyo burbur leh balse aan tiro rasmi ah laheynin.

Ad
Previous articleDeg Deg Cali Yare Cali Gudoomuyihii amniga Gobalka Banaadir oo lala eegtay Qaraxii ka Dhacay Muqdisho
Next articleXaalada Cali Yare Cali oo Qarax lagula eegtay Goor dhow Magaalada Muqdihso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here