Home Wararka Somaliya Hirshabeelle WAR DEG DEG: Qaraxyo waa weyn oo ka dhacay magaalada Beledwweyne

WAR DEG DEG: Qaraxyo waa weyn oo ka dhacay magaalada Beledwweyne

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyo xoogan oo goordhow laga maqlay gudaha magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya.

Qaraxyada oo labo ahaa ayaa waxaa loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyey walxaha qarxay, kuwaas oo ahaa ismiidaamin, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo deegaanka.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxyadan lagu bartilmaameedsaday xerada Lama Galaay oo ay ku yaallaan xafiisyada ay ku shaqeeyaan mas’uuliyiinta maamulka HirShabelle.

Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana socdo gurmad loo fidinayo dadka ay waxyeelada soo gaartay.

Ad
Previous articleRag ka Tirsanaa Al Shabaab oo ku dhintay qarax ay ku xirayeen Ceel Biyood
Next articleGuryo ay Daganaayeen Alshabaab oo Muqdisho ku Yaalay oo Dowlada Soomaaliya Lawareegtay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here