Home Wararka Somaliya War deg deg ah:- Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

War deg deg ah:- Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

0

Qaraxaan oo jugtiisa laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay  agagaarka KM4, gaar ahaan dhismihii hore safaaradda Turki.

Qaraxa oo ahaa miinada nocoa dhulka lagu Aaso ayaa waxaa kasoo baxaya warra kala duwan, waxaana jira khasaaro ka dhashay qaraxa, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa gaaray halka uu qaraxa ka dhacay, iyaga oo xiray wadooyinka soo gala, waxaana loo diiday inay dadka iyo gaadiidka ka agdhawaadaan.

Ad
Previous articleGalmudug oo guddi u Magacaawday Wacya galinta Caroona (Akhriso)
Next articleMareykanka oo cunaqabateyn kusoo rogay mas’uuliyiin ka tirsan boqortooyada Sucuudiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here