Home Wararka Somaliya War deg deg ah:- Dagaal ka Socda Magaalada Muqdisho

War deg deg ah:- Dagaal ka Socda Magaalada Muqdisho

0

Dagaal culus ayaa goor dhow oo saqdii dhexe ah abaare 1:15 ka qarxay magaalada Muqdisho qeybo ka mid ah, iyadoo rasaas aad u culus laga maqlayo agagaarka taalada daljirka dahsoon oo la filayo in beri lagu qabto banaanbax ay soo abaabuleen mucaaradka

Rasaas aad u culus iyo qaraxyo ayaa laga maqlayaa nawaaxiga Hotelka Naasa hablood 2 oo ay degan yihiin musjaraxiinta iyo taalada daljirka dahsoon, sidoo qeybo kale oo ka mid ah caasimada ayaa rasaas xoogan laga maqlayaa.

Ad
Previous articleSawiro:- Telefishinka Cusub ee Hirshabelle TV oo xariga laga jaray
Next articleDowlada Somaliya oo ka hadashey dagaalka Muqdisho ka dhacay Caawa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here