Home Wararka Somaliya Sawiro:- Telefishinka Cusub ee Hirshabelle TV oo xariga laga jaray

Sawiro:- Telefishinka Cusub ee Hirshabelle TV oo xariga laga jaray

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta xariga ka jaray TV-ga cusub ee Hirshabeelle kadib munaasabad ka dhacday magaalada Jowhar.

Munaasabada xariga looga  jarayay Tv-ga Madaxweynaha waxaa ku wehliyay Gudoomiyaha Baarlamaanka Dr. Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, Gudoomiye Ku Xigeenkiisa 2aad Mudane Mahad Xasan Cusmaan waxaana sidoo kale ka qeybgalay Wasiiro Xildhibaano Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo Qaar kamid ah Bulshada Bulshada Caasimada.

Madaxweynaha ayaa ku soo wareegay Xafiisyada iyo iyo qeybaha kala duwan ee uu Tv-ga ka kooban yahay, isagoo ugu baaqay howlwadeenada TV-ga iney la yimaadaan shaqo hufan bushadana ugu adeegaan daacadnimo.

Ad
Previous articleDowlada Somaliya ayaa goor dhow Mamnuucday Banaan-baxyada Muqdisho ka dhacaya
Next articleWar deg deg ah:- Dagaal ka Socda Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here