Home Wararka Somaliya Galmudug WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oo Ka Socda Duleedka Degmada Xarardheere

WAR DEG DEG AH: Dagaal Culus oo Ka Socda Duleedka Degmada Xarardheere

0

Dagaal Culus oo ay Garab socodaan Duqeymo ayaa ka Socoda degaano hoos yimaada degmada Xarardheere iyo deegaanka Jowla, dagaalka ayaa hadda ka socdo Beer Faarax oo hoos tagta Jowla.

waxaana dagaal qorsheysan halkaas ku qaaday ciidamada xoogga, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo dadka deegaanka oo is garabsanaya.

Madax ka tirsan Galmudug iyo Dowladda dhexe ayaa ku sugan Gobta Dagaalku ka Socodo,

Waxaana labada dhinac isku adeeg sanaya Hubka nuucyadiisa kala duwan.

Alshabaab ayaa Shalay Weerar Culus ku Qaaday Degmada Galcad ee Gobalka Galgaduud.

 

Ad
Previous articleNISA oo maantay Diiday Xildhibaano ku Wajahna Gobalka Gedo inay ka Dhofaan Garoonka Muqdisho
Next articleRag Ka Tirsan Alshabaab oo Lagu Qabtay Deegaano ka Tirsan Galmudug(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here