Home Wararka Somaliya Hirshabeelle WAR DEG DEG AH: Ciidmada Huwanta oo Deegaano Hor leh Goordhow kala...

WAR DEG DEG AH: Ciidmada Huwanta oo Deegaano Hor leh Goordhow kala Wareegay Alshabaab

0

Deeganka Alkowthar ee gobolka Shabeellada dhexe oo ka mid ahaa xarumihii ugu waaweyna ee kooxda Al-shabaab ayaa waxaa goordhow si buuxda ula wareegay ciidanka xoogga dalka iyo Xooggaga deegaanka {Macawisley}.

Taliyaha Ciidanka xoogga General Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa xaqiijiyay qabashada Al-kowthar waxaana uu intaas ku daray in looga daba tagayo goobaha ay u carareen.

Al-kowthar ayaa ka tirsan degmada Aadan Yabaal waa deegaankii kooxdu markii laga saaray degmada Aadan Yabaal ay isku aruursanayeen hase yeeshee waa looga daba tagay oo hadda waxaa ay ka mid tahay dhulka xorta ah ee harka dowladnimada dareemaya maanta.

Ad
Previous articleGuddoomiye Aadan Madoobe oo ku wajahan Xudur iyo Sababta oo la Shaaciyay
Next articleCabdillahi Cabdi Muuse Jimcaale (Sharma’arke) oo Qaraxyo uu aasayay ku dhaawacmay oo xukun adag maanta lagu riday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here