Home Wararka Maanta WAR DEG DEG AH: Ciidamada Galmudug iyo Kuwa Dowlada oo Dagaal Qaraar...

WAR DEG DEG AH: Ciidamada Galmudug iyo Kuwa Dowlada oo Dagaal Qaraar Kadib Alshabaab kala Wareegay Deegano Hor leh

0

Ciidamada Maamulka Galmudug iyo Kuwa  dawladda iyo dadka deegaanka ayaa Shabaab kala wareegay magaalada Caad iyo Ceel-cabdi oo aan ka dheerayn isla Caad.

Caad waxay u dhaxaysaa Xarardheere, Hobyo iyo Camaara halka Ceel-cabdi uu hoos yimaado Caad uuna yahay meel biyo laga cabo hawdna ah oo ay Shabaabku u galeen istiraatiijiyad ahaan.

Duqaymo Cirka ah iyo Dagaal Kafool Kafool ah oo Mudo Saacada ah Socday Kadib Yay Alshabaab isaga baxeen Deegaanadaan Alshabaab ayaana Ku jabay Dagaalo Culus oo Lagu Qaaday.

Galmudug ayaana Dhawaan Alshabaab Kala wareegtay Degmad Xeebeedka Xarardheere oo Lashabaab 15sano jabadan maamulaayeen.

Ad
Previous articleMaxaabiistii ku Xirnayd Xabsiga Dhexe Magaalada Laasacaanood oo Xoog ugu Baxay Xabsigaas
Next articleXiisada Magaalada Laasacaanood oo Markale Cirka isku Shareertay iyo Soomaaliland oo Waagu Ku Baryay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here