Home Wararka Somaliya Hirshabeelle War deg deg Ah:- Akhriso Heshiiska Hordhaca ah ee laga gaaray Shirka...

War deg deg Ah:- Akhriso Heshiiska Hordhaca ah ee laga gaaray Shirka Dhuusomareeb

0
Shirka Dhuusomareeb ayaa maraya meel wanaagsan waxaa jira isfahan dhinacyada ah hadaba heshiiska hordhac ah ee la helayo ayaa ah sidan.
Gedo:
Waxaa loo xil saaray Deni, Qoor Qoor, Guudlaawe iyo Laftagareen.
1. In Police AMISOM la geeyo Garbahaarey.
2. In Guddiga JL ee Doorashooyinka la geeyo Garbahaarey.
Madaxweyne Ahmed Islaam: Wuxuu doonayaa in Duqa Magaalada Garbahaarey ee JL lagu celiyo Garbahaarey.
Arrinta Guddiyada lagu mursan yahay iyo Arrinta SL:
Waxaa loo xilsaaray Ahmed Madobe, Qoor Qoor iyo PM:
1. Waxaa lala xiriiray Abdi Hashi iyo Khadar Guled in ay ku soo heshiiyeen maanta soona gudbiyaan magacyada
2. Guddiyada lagu muransanyahay in maanta la beddelo.
Banaadir 13 Senator:
Arrintaas dib ayaa loo dhigay weli dood ku filan lama gelin..
Wakhtiga Doorashooyinka:
45-60 maalmood lagu qabto.
Jadwalka Shaqada:
Guddi maanta in la magacaabo (hal qof) DG kasta ay soo gudbiso.
Xigasho: 5TV-

Dowlada oo ka hadashey Hawlgaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Shabeelooyinka

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abuukar Maxamed oo maanta shir jaraa’id Warbaahinta ugu qabtay furimaha hore ee dagaalka ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu dambeeyay ee ka

Gobolka Shabeellaha Dhexe oo lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Shabaab

Taliska hay'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa shaaca ka qaaday in howlgal Xalay  ka dhacay deegaanka Geelgub oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe lagu dilay xubno ka

Fahad Yaasiin oo Madaxweyne Xasan Shiikh ugu Baaqay inuu Dadka kala tashto Xaalada taagan

Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu la yimaado Qorshe Qaran oo looga hortagaayo

Somaliland oo ka hadashey Dekadaha ay Dowlada Somaliya ku Wareejineyso Mareykanka

Xukuumadda Somaliland ayaa warka ay qortay jariidadda Semafor, ee sheegaya in Soomaaliya ay dekedda Berbera ugu yaboohday Maraykanka, ku tilmaantay naf-lacaarinimo. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Cabdiraxmaan Daahir Aadan, oo

Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay dalka Turkiga, kadib casuumaad uu ka helay dhiggiisa Madaxwaynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogaan, sida lagu sheegay
Ad
Previous articleSawiro:- Kulan Cadaado ka socda oo looga hadlay Colaada ka taagan Xanan-buure
Next articleMaxaa ka jira in Axmed Madoobe uu ka baxay Shirka Dhuusomareeb ka socday