Home Wararka Somaliya Sawiro:- Kulan Cadaado ka socda oo looga hadlay Colaada ka taagan Xanan-buure

Sawiro:- Kulan Cadaado ka socda oo looga hadlay Colaada ka taagan Xanan-buure

0
Wasiirkii hore ee arinaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdurahman Odowaa i ayaa hada kulan ku laleh Hollka Diiriye ee magaalada Cadaado odayaasha dhaqanka Beesha ree Xaaji Sulaymaan ee Cadaado jooga waxaana ku lanka looga hadlayaa joojinta dagaalka Xananbuure ee gobolka Galgaduud .
waxaana uu hada marayaa ku lanku meel wanaagsan iyadoo la isla qaatey xabad joojin dhanka beesha ree Xaaji Sulaymaan.
Kulanka xildhibaan Odowaa waxaa ku wehliya qaar ka mid ah xildhibaanada Galmudug ee Cadaado laga soo doorto wasiir Cumar Guureeye, maamulka Cadaado iyo masuuliyiin kale.
Dagaalka ka socda Deegaanka Xanan-buure ayaa ah mid geestay khasaaro xoogan waxana uu u dhaxeeya bulsho walaalo ah oo ka tarsin Galmudug.
Ad
Previous articleAkhriso:- Beesha caalamka oo dhowr qodob uga digtay madaxda ku Shirsan Caasimada Dhuusamareeb
Next articleWar deg deg Ah:- Akhriso Heshiiska Hordhaca ah ee laga gaaray Shirka Dhuusomareeb

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here