Home Wararka Maanta Wadooyinkii ay xireen Milateriga oo dib Loo Furay.

Wadooyinkii ay xireen Milateriga oo dib Loo Furay.

0

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Masuuliyiin ka Tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa Furaya dhamaan wadooyinka Caasimada oo ay xireen Ciidamadii Milateriga.

Dhawaan Ciidamo Milateriga ah oo ka gadooday Muddo Kororsigii Farmaajo ayaa soo galay Muqdisho waxayna dagaal la galeen Ciidamo taabacsan Madaxtooyada Soomaaliya.

Ciidamada ayaa xirtay Wadooyin Muhiim ah iyo Xaafado waxaana ka barakacay dadkii deganaa.

Shalay ayaa Laga Heshiiyay wixii dhacay waxaana Maanta Furaya R/Wasaare Rooble iyo xubna ka Tirsan Mucaaradka

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo ka laabatay Go’aankii Kenya Xariirka Loogu jaray
Next articleR/Wasaare Rooble iyo Masuuliyiinta Mucaaradka oo Kormeeray dhamaan Wadooyinkii La Furay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here