Home Wararka Caalamka Ukraine oo Hubka Maraykanka u Qaadan karta amaah ama kiro.

Ukraine oo Hubka Maraykanka u Qaadan karta amaah ama kiro.

0

Madaxweynaha Maraykanka ayaa saxiixay sharci ogolaanaya in Ukraine ay hub ka amaahato ama ka kireysato dalkiisa, sida ay isaga caabiso duulaanka Ruushka.

Sharcigan oo lagu magacaabo Dalabka Difaaca Dimororaadiyadda ee Ukraine ayaa soo maray Aqalka Congress-ka Maraykanka.

Sharcigan oo la mid ah mid jirey Dagaalkii labaad ee adduunka, ayaa waxaa sidoo kale ka faa’iideysan kara dalalka Yurubta Bari ee uu saameeyay dagaalka Ruushka ama ka baqdin qaba.

Dagaalka Ruushka ayaa wali Kasocda Dalka Ukrain kasoo oo aan wali laga Gaarin Wax Natiijo, Maraykanka ayaa Si wayn u Taageeray Ukrain kaas oo Ugu Deeqay Hub iyo lacago Farabadan.

Ad
Previous articleWararkii ugu Danbeeyey ee Puntland Maxaa kasoo Kordhay Khilaafkii Deni iyo Karsh(Xog)
Next articleWasiir Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo Shaaciyay inuu Ka Haray Tartanka Maxdaxweynaha Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here