Home Wararka Maanta TPLF Oo Shuruud Cusub oo adag Ku Xirtay Inay Hubka Dhigaan.

TPLF Oo Shuruud Cusub oo adag Ku Xirtay Inay Hubka Dhigaan.

0

Hogaamiyayaasha Tigrayga ayaa sheegay in ciidamadooda aysan hubka dhigi doonin ilaa dadka degan gobolka waqooyi ee Itoobiya laga damaanad qaadayo ammaankooda.

Hub ka dhigista ciidamada iyo kooxaha maleeshiyada waxay qayb muhiim ah ka ahayd heshiiskii nabadeed ee ay dawlada iyo kooxda TPLF kala saxeexdeen 2-dii November.

Labada hogaamiye ee ugu sareeya xisbiga Tigray ee TPLF ayaa ku eedeeyay ciidamada Eritrea inay wali dhaqdhaqaaq ka wadaan waqooyiga Itoobiya halkaas oo ay ka geysanayeen tacadiyo.

Arintan ayay sheegeen in ay ku adkaatay Ciidamada TPLF in ay hub ka dhigis ku sameeyaan.TPLF oo shuruud cusub ku xirtay inay hubka dhigaan.

 

Ad
Previous articleAl-Shabaab oo lagu jebiyey weerar Culus ay koox macawiisley ah ku qaadeen
Next articleTagsiilayaasha Sweden oo ku baaqay in la Qaado Tilaabooyin looga Hortagayo Dambiyada Galmada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here