Home Wararka Maanta Taliye Xijaar oo Shaqa Joojin Lagu Sameeyey

Taliye Xijaar oo Shaqa Joojin Lagu Sameeyey

0

 

Wasiirka Amniga ayaa yiri, anigoo xeerinaya.

1. Waxaa shag joojin lagu sameeyay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan
Maxamed, laga bilaabo manta oo ay taariikhdu tahay 27 April 2022.

2. Waxaa si KMG ah hogaanka Cidanka Booliska usii wadaya Taliye kuxigeenka Cidanka Booliska
Soomaaliyeed.

3. Wasirku waxaa u farayaa saraakiisha ciidamada Booliska iyo Nabadsugidda in ay ka fogaadaan
kumilanka siyaasada gar ahaan arimaha doorashooyinka una gutaan waajibaadkooda si dastuuri.

4. Wasiirka Amnigu waxaa ku wargelinayaa Guddoonka KMG ah ee Golaha Shacabka iyo xildhabaanada sharafta leh in ay u madaxbanaan yihiin goorta, Goobta qabashada doorashada Guddoonka Golaha.

 

Ad
Previous articleTaliyaha Booliska somaliya oo Ku Dhawaaqay in Dib loo Dhigo Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka
Next articleWararkii Ugu Danbeeyey ee Doorashada Gudoonka Golaha Shacabka iyo Ciidamo la Wareegay Teebdhada Afisyooni

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here