Home Wararka Maanta Taliye Xijaar oo lasoo Badbaadiyay kadib Weerar Alshabaab ku Qaadeen Maqaayad Uu...

Taliye Xijaar oo lasoo Badbaadiyay kadib Weerar Alshabaab ku Qaadeen Maqaayad Uu ku Sugnaa

0

Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo masuuliyiin kale oo ay kamidyihiin xildhibaano katirsan baarlamaanka Soomaliya ayaa laga soo badbaadiyay weerar lagu qaaday maqaaxi kutaala xeebta Liido halkaas oo shir uu uga socday masuuliyiinta.

“Taliyaha Booliska General Xijaar oo aan la hadlay waxa uu ii xaqiijyay inuu badqabo. Waxa uu ku sugnaa goobta ganacsi ee qaraxa iyo weerarka lagu qaaday. Xildhibaanada wey nabad qabaan” sidaas waxaa bartiisa Facebuuga kusoo qoray xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu.

Ad
Previous articleJadwalka Hadal Jeedinta Musharixiinta Gudoomiyaasha Labada Aqal oo la Shaaciyay
Next articleMadadweyne farmaajo oo Si Kulul Uga hadkay Weerarki lagu Qaaday Liido

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here