Home Wararka Maanta Jadwalka Hadal Jeedinta Musharixiinta Gudoomiyaasha Labada Aqal oo la Shaaciyay

Jadwalka Hadal Jeedinta Musharixiinta Gudoomiyaasha Labada Aqal oo la Shaaciyay

0

Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka gollaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka hadal jeydinta musharaxiinta u taagan guddoonka gollaha shacabka.

Doorashada guddoon ka gollaha shacabka waxa aisku soo taagay 25-Musharax oo u kala taagan guddoomiyaha goolaha shacabka iyo labadiisa kuxigeen, waxaana doorashada gudoonka la qorsheeyay in ay dhacdo 27-ka bishan.

Guddiga doorashada ayaana soo saaray jadwalka hadal jeydiinta musharaxiinta u taagan guddoonka gollaha shacabka, waxaana la filayaa un beri oo sabti ah ay bilaabato hadal jeydijmta, waxaana lagu bilaabayaa musharaxiinta guddoomiyaha u taagan.

Halkan ka Akhriso jadwalka hadal jeydiinta musharaxiinta

Ad
Previous articleDeg Deg: Qarax iyo Weerar toos ah oo Lagu Qaaday Maqaayad Ku Taala Liido
Next articleTaliye Xijaar oo lasoo Badbaadiyay kadib Weerar Alshabaab ku Qaadeen Maqaayad Uu ku Sugnaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here