Home Wararka Somaliya Galmudug Taliyaha Ciidamada lugta oo gaaray Galkacyo (Sawiro)

Taliyaha Ciidamada lugta oo gaaray Galkacyo (Sawiro)

0

Taliyaha ciidamada dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.

Taliyaha ciidamada dhulka ayaa dardar gelinaya hawlgallo ay ciidamadu xoogga dalku ka wadaan Mudug iyo Galguduud, kuwaas oo lagu cirib tirayo Al Shabaab.

Gobalka Mudug waxaa ka socda Dagaalo u dhaxeeya Alshabaab iyo Ciidamada dowladda soomaaliya, waxaana Taliyuhu sheegay inuu ka qeyb qaadanayo dagaalka.

Ad
Previous articleRa’isul Wasaarihii Hore ee Soomaaliya oo La kulmay Guddiga doorashada (Sawiro)
Next articlePuntland oo Mar kale xakun ku riday Dhalinyaro badan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here