Home Wararka Somaliya Galmudug Taliyaha cusub ee Booliska Dhuusamareb oo Xilka La Warewgay(Sawiro)

Taliyaha cusub ee Booliska Dhuusamareb oo Xilka La Warewgay(Sawiro)

0

Taliyaha Cusub ee dhawaan loo Magacaabay Saldhiga Booliiska Magaalada Dhusamareb L/X/Le Muumin Ciise Maxamuud ayaa Maanta Xilka kala wareegay Taliyihii hore ee Saldhiga Booliiska G/le Maxamed Mire Maxamuud Munaasabad kooban oo ka dhacday Gudaha Saldhiga Booliiska Dhusamareb.

Xilwareejinta oo ay goobjoog ka ahaayen Saraakiil ka tirsan Ciidamada Booliiska Qaybta Galmudug ayaa Taliyihii hore ee Saldhiga waxa uu Xilka si toos ah ugu wareejiyey Taliyaha Cusub ee dhawaan loo magacaabay Xilkaasi isaga oo sidoo kale Ciidamada Booliiska ku wargaliyey in ay si dhow ula dhaqeeyan taliyahooda Cusub.

Ad
Previous articleAxmed Karaash oo magacaabay Guddi Soo Baara Dagaal Dhawaan ka Dhacay Gaalkacyo
Next articleCiidamada TIGRAY ee Itoobiya oo magan-gelyo weydiistay SUUDAAN

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here