Home Wararka Caalamka Sweden oo Xabsi ku Xukuntay Haweeney ilmaheeda geysay Dalka Suuriya

Sweden oo Xabsi ku Xukuntay Haweeney ilmaheeda geysay Dalka Suuriya

0

Haweeney 31 jir ah ayaa lagu xukumay saddex sano oo xarig ah kadib markii ay ilmaheeda geesay Dalka Siirira.

Iyada oo loo maleenayo inay fasax u aadayso Turkiga, haweeneyda ayaa la sheegay inay ilmaheeda oo laba sano jir ah gaysay qayb ka mid ah Suuriya oo ay maamusho kooxda ISIS sanadkii 2014.

Wiilka aabihiis, oo maanta keligiis haya  ilmaha, ayaan ka warqabin qorshayaasha dhabta ah ee hooyada.

Haweeneydan ayaa Isniintii lagu xukumay saddex sano oo xarig ah kadib markii ay cunuga u qaaday dalka Siiriya iyadoo uusan aabaha rabin.

Maxkamada degmada ee Lund ayaa gabi ahaanba diiday sharaxaadda haweenayda ee ahayd in kooxdu ay heesteen.

Haweeneyda ayaa looga shakisan yahay dambiyo dagaal.

Ad
Previous articleFinland oo soo saartay Sharciyo Adag oo dhanka Bulshada Ah ( Akhriso Xanibaadaha Cusub)
Next articleTareen ay Saarnaayeen 60 Qof oo Bas kula dhacay Xaafada Hisingen ee Göteborg

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here