Home Wararka Maanta Sweden oo Sheegtay in Gubista Quraanka ay halis ku tahay Amaanka iyo...

Sweden oo Sheegtay in Gubista Quraanka ay halis ku tahay Amaanka iyo Danaha Dalka

0

mudo kooban Dowlada Sweden waxay joojisay labo codsi oo ku aadan in Quraanka lagu gudaha loona ogolaado kuwa geysanaya falkaasi.

Booliska oo kaashanaya Qeybta Amaanka ee Säpo ayaa cadeeyay inay jirto halis ku aadan Dalka hadii la ogolaado in Quraanka lagu gudaha.

Afayeen u hadlay Booliska laguna magacaabo Ola Osterling ayaa sheegay in aanan la ogolaadoonin isku soo bax lagu gubayo quraanka.

Halis amaan ayaa ka jirto Dalka Sweden tan iyo markii Quraanka lagu gubay safaarada Turkiga uu ku leeyahay Stockholm

Banaanbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay guud ahaan Caalamka iyadoo aad looga soo horjeedo in Quraanka la gubo.

Ad
Previous articleNabadoon Cabdullaahi Hassan oo Goordhow La Dilay iyo Xaalada Jahawareer ah oo Ka Taagan Dilkiisa
Next articleAabe Cali Ismaaciil oo lagu Dilay Maraykanka iyo Booliska Wadankaas oo War kasoo saaray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here