Home Wararka Caalamka Suudaan oo weerar ku qaadday Itoobiya

Suudaan oo weerar ku qaadday Itoobiya

0

Ciidamada Suudaan ayaa weerar ku qaaday cutubyo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee ku sugan gobolka lagu muransan yahay ee Al Fashaga ka dib markii lagu eedeeyay in ay dileen 7 askari.

Xukuumadda Sudan ayaa goor sii horraysay u yeeratay safiirkeedii u fadhiyey Addis Ababa, hase yeeshee warsaxaafadeed ay soo saartay wasaaradda arimaha dibada Itoobiya ayaa lagu beeniyey sheegashada milatariga Sudan waxaanay wasaaraddu sheegtay in ay askartaasi ku dhinteen shaqaaqo dhex martay askar Sudan ah iyo maleeshiyaad Itoobiyaan ah.

Waxaanay warbixintu intaa ku dartay in ay dawaladda Itoobiy ka xuntahay dhacdadaas.

Ad
Previous articleTurkiga ayaa aqbalay in Sweden iyo Finland ay ku biiraan Nato. Maxaa beddelay aragtii Ankara ee horay u diidday in labada waddan ay ka mid noqdaan isbahaysiga?
Next articleMadaxweyne Laftagareen oo aadan Madoobe kala hadlay Arimo Muhiim ah(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here