Home Wararka Maanta Shir lagu Dhexdhexadinayay Cismaan Xadoole iyo Masaxweyne Xasan Shiikh oo Fashil...

Shir lagu Dhexdhexadinayay Cismaan Xadoole iyo Masaxweyne Xasan Shiikh oo Fashil Kuso Dhamaaday

0

Waxaa goordhaw guul darro kusoo dhamaaday kulan u dhaxeeyay Xildhibaan Cusmaan Xaadoole iyo ergo ka socotay Madaxweynaha Soomaaliya oo kala ahaa Xildhibaan Yaasiin Fareey iyo Xildhibaan Maxamed Cajiib, waxa uuna kulankaas ka dhacay guriga Xildhibaan Xaadoole.

Ilo wareedyo ka agdhow kulanka ayaa sheegay in dooda ugu wayn ee taagan ay tahay xal u helida mowjado siyaasadeed oo ka dhashay magacaabista Guddoomiyaha Maamulka Gobalka ahna duqa Muqdisho oo uu shalay magacaabay MW-ne Xasan Sheekh Maxamuud.

Saacadihii lasoo dhaafay waxaa Muqdisho ka jira dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo xoogleh islamarkaana lagu diidanyahay go’aanka Madaxweyne ee lagu magacaabay guddoomiyaha gobalka Banaadir.

Ad
Previous articleQaramada Midoobay oo Soo Faragalisay Khilaafka U Dhexeeyay Dowlada Iyo Maamul Goboleedyada
Next articleDowladda Itoobiya oo beenisay war ku saabsanaa dowladda Soomaaliya oo Telefishinkooda laga sii daayay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here