Home Wararka Maanta Shiikh Shantaay oo goordhow Xabsiga la Dhigay

Shiikh Shantaay oo goordhow Xabsiga la Dhigay

0

Ciidamada amniga oo Muqdisho ku xiray Sheekh Shantaay.

Ciidamo ka tirsan maamulka degmada Hodan ayaa lagusoo warramayaa inay gacanta ku dhigeen Shantaay xilli uu ku sugnaa Isbitaalka Digfeer ee Muqdiaho.

Laamaha ammaanka ee degmada Hodan ayaa xaqiijiyey in sababta loo haysto ay tahay hadal uu sheegay oo ah in Ciyaal weero ay lacago canshuur uu ku tilmaamay ay kaga qaadaan degmada Hodan.

gaar ahaan xaafadda Taleex gaadiidka xamuulka kasoo qaada dekadda Muqdisho iyo warar kale oo horraan uu ka sheegay dhacdooyin ka dhacay degmada.

Waxaana su’aalo lagu weydiinayaa saldhigga degmada Hodan oo hadda lagu hayo.

Ad
Previous articleDad fara badan oo lagu laayey dalka Koonfur Sudan
Next articleWafdi Culus oo Maantay Gaaray Degmada Hobyo(Sawiro+Ujeedada)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here