Home Wararka Caalamka Sharciyeenta Hashiiska ee Sweden oo Xisbiga Kristdemokrat-ka uu doonayo

Sharciyeenta Hashiiska ee Sweden oo Xisbiga Kristdemokrat-ka uu doonayo

0

Si looga daweeyo dhalinyarada Maadada Hashiiska isla markana noqoto wado loogu maro ayuu Xisbiga Kristdemokrat waxa uu soo jeediyay talo ku aadan in la sharciyeeyo.

Sara Skyttedal oo ah Xubin ka tirsan Xibigan isla markana ugu jirto Barlamaanka ayaa Qorshaha Xisbiga la wadaagtay Joornalka DN.

Waxay sheegtay in fakarkeeda hore ay badashey isla markana hada aaminsanyahay Sharciyeenta Hashiiska ay keeni karto hoos u dhaca dhimashada la xiriirta Daroogada.

Xisbiga ayaa Barnaamijkiisa ku qoray inuu doonayo Bulsho ka madax-banaan Daroogada.

Dalka Sweden ayaa kamid ah Dalalka sida aadka saameynta ugu yeesheen Daroogada iyadoo dhoor toogasho ay ka dhaceen gobolada Dalka.

Somaliska Stockkholm

Ad
Previous articleGacan ku Dhiigle Askari ku Dilay Guriceel oo Gaalkacyo laga Soo Qabtay(Sawiro)
Next article“Al-Shabaab lacag aan Karfan ku iibsado ayey ii soo direen” meyre oo Qori Garabka Kuwata ayaa Ka Shekeeyey wixii Dhexmaray Asaga Iyo Alshabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here