Home Wararka Somaliya Galmudug Gacan ku Dhiigle Askari ku Dilay Guriceel oo Gaalkacyo laga Soo Qabtay(Sawiro)

Gacan ku Dhiigle Askari ku Dilay Guriceel oo Gaalkacyo laga Soo Qabtay(Sawiro)

0

Ciidamada Amaanka Dagmada Galkacyo ayaa gacanta ku dhigay Shaafici Cabdi Cismaan Gabeyre oo ku eedeysan dilka Askari ka tirsanaa Ciidanka booliiska Galmudug falkaas oo ka dhacay dagmada gurceel 6/12/2022

Taliyaha saldhiga dagmada Gurceel Gaashaanle Cismaan Cali Hudeey oo soo gaaray Galkacyo ayaana kala waregay eedeysanaha Taliyaha Saldhiga Booliiska Dagmada Galkacyo Kabtan Cali Xirsi Sahal.

Dilkaan ayaa Ka Dhacay Laba Habeen ka Hor Gudaha Hotel Beder oo Ku Yaala Degmada Guriceel.

Shafici oo habeeno ka hor GURICEL ku dilay AUN Askari ilaalo Gudoomiyaha GURICEL oo lagu magacaabi Jiray Sanbuur. Ayaa gacanta lagu soo dhigay

Ad
Previous articleWejiga labaad ee dagaalka Al-Shabaab oo bilaabanaya iyo Dowlada oo Shaacisay
Next articleSharciyeenta Hashiiska ee Sweden oo Xisbiga Kristdemokrat-ka uu doonayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here