Home Wararka Maanta Safiirka cusub ee Maraykanka oo Warqadaha Aqoonsiga Laga Gudoomay

Safiirka cusub ee Maraykanka oo Warqadaha Aqoonsiga Laga Gudoomay

0

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali ayaa warqadaha aqoonsiga laga guddoomay Safiirka cusub ee Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya Lary Andre oo todobaadki hore soo gaaray Muqdisho.

Safiirka ayaa waraaqaha aqoonsiga looga guddoomay Garoonka diyaaradaha. Amb. Lary Andre ayaa bedelay safiirkii hore Donald Yamamoto.

Dhawaan ayay ahayd markii Dowlada maraykanku Soo  Magacowday safiirkaan ayaa Horay uga Soo Shaqeeyey Dalal Badan oo Africa ah oo ugu Danbeyey Dalka Jabuuti.

Ad
Previous articleAMISOM oo Baartay Hoolka Doorashadada Jowhar Kadib Amni daro ka jirta jowhar(Sawiro)
Next articleMid ka mid ah Xildhibaanadii ugu Caansanaa Baarlamaankii Sagalaad oo Tartanka Laga Reebay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here