Home Wararka Somaliya Galmudug Roobab Xoogan oo ka Da,ay Magaalada Dhuusamareeb

Roobab Xoogan oo ka Da,ay Magaalada Dhuusamareeb

0

Magaalada Dhusamareb iyo Hareeriheeda  waxaa Xalay ka Da,ay   Roob Xoogan Allaa Mahada iska leh oo Ummada Kuleylkii ka qaaday.

Shalay ayey Hayd Markii la sameeyey Banaanbaxa Roobdoonta ah Alla Barigana la sameeyey waxaa xusid Mudan in Shalay Heer-kulka Magaaladu ahaa Mid sareeya.

Abaar Ba.aan ahaa Ka Jirta Guud ahaan Deegaanada Galmudug maamlmihii Lasoo Dhaafay Dadka Iyo Duunyada ayaana si wan ugu Diirsaday Robabkaan.

Ad
Previous articleDaaud Cadar Cilmi oo lagu Dilay Muqdisho iyo Faahfaahin laga Helay Dilkiisa
Next articleBaarlamaanka Soomaaliya oo Maantay Kulan leh iyo Qalalaase laga Cabsi Qabo inu Ka Dhex Dhaco(Xog)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here