Home Wararka Maanta Raysulwasaare Rooble oo kulan la Qaatay Maxamed Bin Zaayid

Raysulwasaare Rooble oo kulan la Qaatay Maxamed Bin Zaayid

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo booqasho ku jooga dalka Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa kulan la yeeshay Dhaxal sugaha Abu Dhabi.

 

ahna Kuxigeenka Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida ee Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zaayid Ala Nahyaan.

Kulanka Ra’iisul Wasaare Rooble iyo Sheikh Zaayid ayaa diiradda lagu saaray horumarinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, arrimo khuseeya guud ahaan Gobolka.

Ad
Previous articleImaraadka Carabta oo Soo Dhaweeyey Raaligalintii Raysulwassare Rooble xili Rooble uu abu Dubay joogo
Next articleMaamul Goboleed Shaaciyay Habraacyada HOP070 iyo JOP115

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here