Home Wararka Maanta Imaraadka Carabta oo Soo Dhaweeyey Raaligalintii Raysulwassare Rooble xili Rooble uu abu...

Imaraadka Carabta oo Soo Dhaweeyey Raaligalintii Raysulwassare Rooble xili Rooble uu abu Dubay joogo

0

Imaaraatka Carabta ayaa soo dhoweeyay raaligelintii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ka bixiyay dhacdadii 2018-kii ee lagala wareegay lacagihii iyo kaalmooyinkii loogu talagalay in lagu taageero shacabka Soomaaliyeed.

 

markii ay kasoo degeen garoonka diyaaradaha Muqdisho, sida ay shaacisay Wasaaradda Arrimaha Dibadda UAE

Tallaabadan ayaa timid kaddib markii wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Rooble ay booqasho rasmi ah ku tageen Imaaraadka Carabta oo ay kula kulmeen Madaxda dalkaas.

Ad
Previous articleMadaxweynihii Dalka Guinea Bissau oo la Afganbiyay Xabsina La dhigay(Sawiro)
Next articleRaysulwasaare Rooble oo kulan la Qaatay Maxamed Bin Zaayid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here