Home Wararka Maanta Raysulwasaaraha UK: Waa qasab inay Ukraine ku guleysato dagaalka

Raysulwasaaraha UK: Waa qasab inay Ukraine ku guleysato dagaalka

0

Sunak ayaa sheegay in UK ay taageero dheeraad ah oo isugu jiro taangiyo iyo gantaalada riddada dheer ay siineyso Ukraine

Wuxuu sheegay in Ukraine ay tahay inay ku guuleysato dagaalka – oo ay hesho nabad iyo cadaalad oo waarta.

Dhanka kale, kulanka uu la yeeshay madaxweyne Biden, hoggaamiyaha Ukraine ayaa u muuqday mid xaqiijinaya in ciidamada Ruushku ay qabsadeen Bakhmut, isagoo sheegay inaysan jirin wax magaalada ka haray.

Mar la weydiiyay in magaalada la burburiyay ay weli ku jirto gacanta Ukraine, ayaa Zelensky waxaa laga dareemayay inuusan hubin balse wuxuu yiri: “Waxaan u maleynayaa maya.”

“Maanta, Bakhmut keliya waxay ku jirtaa qalbiyadeenna.”

Ad
Previous articleWararkii ugu dambeeyey doorashooyinka dalka Turkiga iyo Cida La Filaayo inay soo baxdo
Next articleDhismaha Safaarada Qatar ku leedahay Magaalada Khartuum oo la weeraray lana Bililiqaystay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here