Home Wararka Somaliya Ra’isul Wasaare Rooble oo Maanta ka Qeyb-galay Tacsida Madaxweyne Cali Mahdi (SAWIRO)

Ra’isul Wasaare Rooble oo Maanta ka Qeyb-galay Tacsida Madaxweyne Cali Mahdi (SAWIRO)

0

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen rooble iyo xubna Ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa Maanta Booqday Guriga Tacsida Madaxweynihii Hore ee dalka Marxuum Cali Mahdi Maxamed.

 

Ra’isul wasaaraha ayaa La kulmay Ehelka Marxuumka waxuuna uga Tacsiyeeyay Geeridii Xanuunka badneed ee ku Timid dhawaan Madaxweynihii 4aad ee dalka.

Tacsiga Cali Mahdi ayaa ka soconaysa Muqdisho waxaana Ka qeyb galay siyaasiin, dhaqan iyo Xubna ka Tirsan Dowladda.

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Dhageysiga Dacwadda badda ee ICJ ka soconaysa
Next articleGalmudug oo ku dhawaaqday Howlgal ka dhan ah Alshabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here