Home Wararka ugu Muhiimsan Ra’isul Wasaare Rooble iyo Xasan Cali Khayre oo Muqdisho shir uga socdo.

Ra’isul Wasaare Rooble iyo Xasan Cali Khayre oo Muqdisho shir uga socdo.

0

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa hadda gurigiisa ugu tegay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xassan Call Khayre.

Shir ayaa Hada uga socda Labada Masuul Hoteelka Baradise oo ku dhaw Hoteelka Jazeera ee Muqdisho, waxaana Warar Hoose ay sheegayaan in Rooble uu Raali galin ka siinayo Ra’isul Wasaare Khayre Weerarkii Lagu qaaday Banaanbax uu Hogaaminayay.

Musharax Madaxweyne Xasan Cali Khayre ayaana shalay ka Qeyb-galin Shirkii Musharaxiinta iyo Xukuumadda ay Heshiis ku kala saxiixdeen.

Ad
Previous articleFarmaajo oo soo dhaweeyay Heshiskii Musharaxiinta iyo Dowladda
Next articleShir Muqdisho uga socda Musharaxiinta iyo R/W Rooble

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here