Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaare Rooble iyo R/W XAMZA oo ka hadlay xanuunka Caroona

Ra’isul Wasaare Rooble iyo R/W XAMZA oo ka hadlay xanuunka Caroona

0

Ra’isul Wasaaraha xilka Wareejinaya ee  Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xanuunka Deg Deg ah ee ku Soo booday Madaxweynaha Qaranka Mudane Xasan Sheikh Maxamuud.

 

Rooble ayaa yiri ‘ waxaan Alle uga baryaa inuu Caafimaad Deg Deg ah uu siiyay Madaxweynaha Qaranka oo Maanta noqday Positive, Lagana helay Caroona.

Bogga Facebook ee Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa lagu cadeeyay inuu Madaxweynaha Xanuunka Caroona Laga helay.

Sidoo kale Ra’isul Wasaaraha Cusub ee Dalka XAMZA CABDI BARRE ayaa asna Alle uga baryay Madaxweynaha Caafimaad Taam ah

Ad
Previous articleMaxaa u sabab ah in uu COVID-19 ku dhaco Madaxweyne Xasan Sheekh? Labo arrin mid ayay noqon kartaa.
Next articleDeg Deg Taliyihii Ciidanka Xooga oo isbitaal loola cararay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here