Home Wararka Maanta Deg Deg Taliyihii Ciidanka Xooga oo isbitaal loola cararay

Deg Deg Taliyihii Ciidanka Xooga oo isbitaal loola cararay

0

Wararka ka imaanaya Dalka Kenya ayaa sheegaya in is isbitaal la dhigay Taliyihii Hore ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo Xanuun ku Soo booday

Allaha caafiyo Taliyihii Hore ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed Mohamed Jimcale (Cirfiid) waxaa la sheegay in xalaadiisa Caafimaad Lagu dabiibayo isbitaal ku yaala Nairobi.

Wili lama helin Faah faahin Rasmi ah oo ku saabsan Xaalada Caafimaad ee Taliyaha, waxaana xalaadiisa ku mashquulsan Dhaqaatiirta.

Carfiid ayaa xilal kala duwan ka Soo qabtay Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed, waxuuna Soo noqday Taliyaha Xooga dalka

Ad
Previous articleRa’isul Wasaare Rooble iyo R/W XAMZA oo ka hadlay xanuunka Caroona
Next articleGolaha Shacabka oo Maalinta Birita ah Codka u qaadaya Ra’isul Wasaaraha cusub

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here