Home Wararka Maanta Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo jabuuti u safray

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo jabuuti u safray

0

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti .

Rooble ayaa ka qayb galayo caleemo-saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo dhawaan dib Loo doortay.

Maxamed Xuseen rooble ayaa Maalma ka Hor ka soo Laabtay safar dhibada ah uu ku tegay wadanka Sacuudiga, ka dib Markii Cumro u aaday Halkaasi.

Caleema saarka Madaxweynaha Jabuuti ismaaciil Cumar Geelle ayaa Lagu casuumay Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble

 

Ad
Previous articleDowladda Soomaaliya oo ka jawaabay Eedeyn kaga Timid Hirshabelle
Next articleRa’isul Wasaare Rooble oo gaaray Jabuuti si weyna Loogu soo dhaweeyay (Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here