Home Wararka Maanta Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabay Eedeyn kaga Timid Hirshabelle

Dowladda Soomaaliya oo ka jawaabay Eedeyn kaga Timid Hirshabelle

0

War-Saxaafadeed ka soobaxay Dowladda dhexe ee Dalka ayaa Looga jawaabay Eedeyn ka timid Maamulka Hirshabelle.

Qoraal ka soobaxay Wasaaradda Maaliyada Soomaaliya ayaa Looga jawaabay hadal dhawaan ka soobaxay Guddiga Fatahaadaha Maamulka Hirshabeelle.

Hirshabelle ayaa dhawaan Dowladda Dhaxe ee dalka ku Eedeeysay inay Hor istaagtay Deeqo Loogu Talagalay Gurmadka iyo Ka Hortaga Fatahaada wabiga Shabelle.

Qoraalka ka soobaxay Dowaldda Hoos ka akhriso

Ad
Previous articleMadaxweyne Qoor Qoor oo si weyn Loogu soo dhaweeyay Cadaado (Sawiro)
Next articleRa’isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo jabuuti u safray

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here