Home Wararka Somaliya Galmudug Qoor Qoor oo Galabtay Wasiiro Cusub Magacaabay ku wakale Xilka Ka Qaaday

Qoor Qoor oo Galabtay Wasiiro Cusub Magacaabay ku wakale Xilka Ka Qaaday

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa magacaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arimaha Garsoorka iyo Wasiiro Dowlaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Galmudug.

Dhusamareb: 25 Febraayo 2023: Digreeto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta lagu magacaabay Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Arrimaha Garsoorka Mudane Cabdullahi Axmed Maxamed Wakiil, halka Wasiiro Dowlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare loo magacaabay Cabdiwali Cali Maxamuud.

Madaxweynaha ayaa ugu danbeyntii faray dhamaan hay’adaha kala duwan, inay la shaqeeyaan wasiirada la magacaabay, si ay waajibkooda u gutaan.

Ad
Previous articleHay’ad caalami ah oo Si adag Uga Hadashay Sharcigii NISA oo Dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya Ansixiyay
Next articleGuddiga aaya Ka Tashiga SSC oo Ka Hadlay Guulo ay MaantaybKa Gaareen Dagaalkii ka Dhacay Laasacaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here