Home Wararka Somaliya Somaliland Guddiga aaya Ka Tashiga SSC oo Ka Hadlay Guulo ay MaantaybKa Gaareen...

Guddiga aaya Ka Tashiga SSC oo Ka Hadlay Guulo ay MaantaybKa Gaareen Dagaalkii ka Dhacay Laasacaanood

0

Guddiga Aaya Katashiga deegaanada SSC, ayaa xaqiijiyey in ay ciidanku deegaanku qabsadeen saldhig milateri oo ay Somaliland, maalmihii lasoo dhaafay iskugu keentay ciidan badan, si ay furin dagaal uga furto, waxay sheegeen in ay la wareegeen gaadiid badan, oo ay ku jiraan 2 Taangi (Kaare) iyo Suug.

Sidaas oo kale, waxay sheegeen in dhammaan aagaas ee magaalada laga saaray taliyihii ciidanka Milateriga Somaliland ee gobalka Sool, oo ahaa saaxiibkii ugu daacadsanaa ee SL ka haysatay SSC, 20kii sanno ee lasoo dhaafay.

Madaxweyne Biixi, Wasiir Kaahin, Taani & Yaasiin Xaaji Faratoon oo ah qofka 2aad ee SL ay aaminsan tahay in qadiyada gooni-Iskutaagu biya-dhigtay oo reer Sool ah, ayaa maalmihii lasoo dhaafay jid iyo taageero u raadinayay Mahad Cambaashe laakiin hadda waa lagu guuldareystay damacaas.

Ad
Previous articleQoor Qoor oo Galabtay Wasiiro Cusub Magacaabay ku wakale Xilka Ka Qaaday
Next articleMaamulka Puntland oo War kasoo saaray Dagaalka Qaraar ee Wali Kasocda Laasaacaanood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here