Home Wararka Somaliya Galmudug Qooe Qoor oo Gudoomiye Cusub oo Markale u Magacaabay Gobalka Mudug

Qooe Qoor oo Gudoomiye Cusub oo Markale u Magacaabay Gobalka Mudug

0

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa caawa u magacaabay guddoomiyaha gobalka Mudug Mudane Cabdinaasir Cabdulqaadir Cabdulle .

Wareegto uu soo saaray madaxweyne Qoorqoor ayuu xilka uga qaaday guddoomiyihii hore ee gobolka Mudug, waxa uuna faray hay’adaha kala duwan ee Galmudug in ay la shaqeeyaan guddoomiyaha cusub uu magacaabay.

Ad
Previous articleDowlada Soomaaliya oo Markale Laasacanood ka Soo Daad Guraysay Dhaawacyo Farabadan(Sawiro)
Next articleGaraadyada SSC oo shuruud cusub ku xiray wada-hadal ay la furaan Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here