Qodob ka mid ah Qodabadii Golaha Wadatashi Qaran Ku Heshiyeen oo Durbadiiba La Horgaliyay

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay magacyada odoyaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 5 tii kursi ee guddigu shaaciyey xalay.
Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada Koonfur Galbeed ayaana lagu soo bandhigay Odayaasha dhaqanka iyo ururada bulshada ee kuraastan soo xulaya, waxa uuna guddiga xubnahan ka codsaday in ay yimaadaan xafiiska guddiga.
Maamulka Koonfur Galbeed ayaa noqday maamulkii ugu horeeyay oo soo saara liiska doorashada kuraas katirsan golaha Shacabka, kadib heshiiskii magaalada Muqdisho ku gaareen Golaha Wadatashiga qaran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*