Home Wararka Caalamka Qiimaha Baarkinka ee Gawaarida Stockholm oo la kordhinayo

Qiimaha Baarkinka ee Gawaarida Stockholm oo la kordhinayo

0

Golaha Deegaanka Caasimada Stockholm ayaa go’aan saday in la kordhiyo Qiimaha Lacagta Baarkinka ee Saacadii sida uu ku waramayo Mitt Stockholm

Mudo 10 sano ah isma badalin Qiimaha Lacagta ee Baarkinka taasi oo hada la kordhinayo sida ay isku raaceen Golaha Deegaanka.

Bisha December aan ku jirno 15-keeda ayaa loo qoondeeyay in la kordhiyo Qiimaha Baarkinka iyadoo lagu daray 5 Krone qiimaha Maanta.

Lars Strömgren ayaa u Xaqiijiyay Mitt Stockholm in arintan looga gonleeyahay helitaanka goobo la dhigto Baarkinka si loo yareeyo Saameynta Deegaanka.

Somaliska Stockholm

Xigasho Mitt Stockholm

Ad
Previous articleGalmudug oo Soo Gabagabeeysey Dhismaha Golaha Deegaanka Degmada Guriceel
Next articleMadaxweyne Xasan Shiikh oo Ka Hadlay Qabashada Degmada aadan yabaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here