Home Wararka Maanta Qarax Culus oo Lagu Weerary Taliyaha Guutada ilaalada Madaxda Qaranka(Sawiro)

Qarax Culus oo Lagu Weerary Taliyaha Guutada ilaalada Madaxda Qaranka(Sawiro)

0

Gaashaanle Sare Maxamed Daahir Abdulle Taliyaha Guutada ilaalada Madaxda Qaranka iyo Hay’adaha Muhiimka ah ee VIP ee Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa gordhaweyd ka badbaaday Qarax Miino oo lagula eegtay wadada Kuliyada Jaalle Siyaasad ee Degmada Hodan.

Waxaana ku nafwaayay askari ka mid ahaa ilaalada Taliyaha iyo qof shacab ah goobta marayay, sidoo kale waxaa dhaawac soo gaaray labo askari oo kale iyaguna ilaalo u ahaa Taliyaha.

Waa markii 3-aad oo sidaan oo kale ay Alshabaab iskugu daydo in ay disho Taliye Maxamed Daahir.

 

Ad
Previous articleXildhibaano K Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Isku Beel ah oo Gaaray Magaalada Xarardheere(Sawiro)
Next articleDagaal ka Dhacay Magaalada Garowe iyo Khasaaro Ka Dhashay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here