Home Wararka Somaliya Galmudug Qaramada Midoobey oo shaacisay Tirada dadkii ku Barakacay Dagaalkii Wisil

Qaramada Midoobey oo shaacisay Tirada dadkii ku Barakacay Dagaalkii Wisil

0

Qoxootigan ayaa waxey u kala carareen degaannada xeryo Dhagaxleey, Hobyo iyo Gaalkacyo.

Jimciyadda Quruumaha ka dhaxeysa ayaa ku boorisay dhinacyada dagaalamaya iney dhawraan xuquuqda dadka rayidka ah.

Wisil ayey shaley ku dagaalameen ciidanka dowladda Soomaaliya iyo dagaal yahano katirsan al-Shabaab, kadib markii Al-Shabaab ay degaankaas ku qaadeen weerar ku billowday qarax.

Ad
Previous articleShirka Golaha wadatashiga Qaranka oo Goor dhaw ka furmay Muqdisho (Sawiro)
Next articleMadaxweyne Xasan Sheikh oo isbitaalka Digfeer ku booqday Dadkii ku soo dhaawacmay Dagaalkii Wisil {Sawiro}

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here