Home Wararka Somaliya Puntland Puntland oo Shaqa joojin ku samaysay Wasiiro ka Tirsan Maamulkaas

Puntland oo Shaqa joojin ku samaysay Wasiiro ka Tirsan Maamulkaas

0

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa shaqo-joojin ku sameeyey Wasiirka Duulista Hawada iyo Wasiirka Dekedaha Puntland kuwaasi oo lagu eedeeyey ku lug-lahaanshaha celinta diyaaraddii shalay ee Boosaaso.

shalay ayaa Boosaaso loo diiday Ku simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka JFS Xildhibaan sacdiya Yaasiin Xaaji Samater.

Tilaabadaas ayaa dhalatay in Shaqada Laga joojiyo Labadaan Wasiir oo Puntland ka Tirsan.

Ad
Previous articleFarmaajo oo la shaaciyay in Kulan Qarsoodi ah Horay ula qaatay R/W yahuuda
Next articleWaddan Muslim ah oo hub u diraya Ruushka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here