Home Wararka Maanta P.M Rooble oo loo Magacabaayo Safiir Mid ka Mid ah Dalalka Carbeed

P.M Rooble oo loo Magacabaayo Safiir Mid ka Mid ah Dalalka Carbeed

0

Sida ay xaqiijinayaan Ilo wareedyo kale duwan Dawladda Imaaraatka Carabta ayaa kala hadashay Madaxweyne Xassan Sheekh in safiirka Soomaaliya u fadhin doona Imaaraatka Carabta, laga dhigo Raysalwasaare Eng, Max’ed Xuseen Rooble, ka dib markii ay sheegeen in uu bud-dhige u noqday hagaajinta xariirka labada dal, si’i u amba-qaado xariirkaas.

Raysalwasaare Rooble ayaa wararku sheegayaan in uu horey u doonayo damaca ah in Safiir looga dhigo Kenya, maalmo ka dib guushii Madaxweyne Xasan Sheekh.

Imaaraatka ayaa casumaad soo gaarsiiyey Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana lafilayaa in kahor bisha August uu booqdo Imaaraatka Carabta.

Ad
Previous articleAamino Maxamed Malaaq oo laba Cishe kadib la Helay Meydkeeda Yaa Dilay?
Next articleQoor Qoor oo isugu Yeeray Golaha Wasiirada Galmudug Xili la Filaayo inuu Wasiiro Cusub Soo Dhiso(Sawiro)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here