Home Wararka Somaliya Galmudug Odayaasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa kuraas Gaalkacyo Beri lagu Dooranaayo oo la...

Odayaasha Soo Xulaaya ergada Dooranaysa kuraas Gaalkacyo Beri lagu Dooranaayo oo la Shaaciyay iyo Hal kursi oo Dib loo Dhigay

0

Doorashada heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay guddiga xulista ergada dooraneysa shan kursi oo kamid ah kuraasta deegaan doorashadoodu tahay magaalada Gaalkacyo .

Qoraalka kasoo baxay guddiga doorashada Galmudug ayaa sidoo kale lagu shaaciyay in doorashada kuraastan maalinta beri oo axad ah lagu qaban doono Koonfurta magaalada Gaalkacyo.

Magaalada Gaalkacyo ayaana lagu qabanayaa doorsahadii ugu horeesay xildhibaanada gollaha shacabka, waxaana magaaladaasi hada ku sugan Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

 

Kursi Muran Badan ka Taagnaa oo Dib loo Dhigay kaas oo indhaqarshe Raadinaayay muranka kursigaan oo aan Wali laxalin Darteed ayaana Dib loogu Dhigay.

Ad
Previous articleCiidamada amaanka Baladweyne oo Toogtay 2 kamid ah Alshabaab oo Sarkaal ku Dilay Magaaladaas.
Next articleMadaxweynaha Ukrain” Maxaa naga Rabtaa Putin Dhukeena Ka Tag ila Fariiso anoo 30 Mitir kuu jira”

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here